Booliska Jarmalka oo xiray haweeney ninkeeda u dishay sabab yaab leh

Booliska Jarmalka ayaa xabsiga dhigay Haweenay kadib markii ay ninkeeda kula kacday fal dil ah oo la yaab leh. Haweenaydan ayaa ninkeeda tooray la dhacday xili uu jiifay, kadib markii ay ka seexan wayday dhuuso hurdada u diiday. Ninkan ayaa la sheegay in habeenkii xiliga la jiifo aanu kala joojin jirin dhuusada. Haweenayda ayaa la … Continue reading Booliska Jarmalka oo xiray haweeney ninkeeda u dishay sabab yaab leh